Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: waddoohiye
gawdiid2  Jirro, dhibaato iwm awgeed meel la istaagid. ld gawriir. gawdiidid  eeg gawdiid². ld gawriiri.
gaweed  U g.: nin iyo naag aan isqabin isu gey.
gawl  Sumad xoolaha dhegaha looga yeelo ayadoo dhegaha dacalkooda la gooynayo. ld gow.
gawlallo  ld gowlall.
gawnax  Labada dhinac ee surka midkoo.
gawr  Xubinta taranka haweenk.
gawrac1  ld gawraci. gawrac2  Neef si loo xalaaleeyo hilibkiisa, cunaha mindi kaga jarid; gowrac, biray. gawracan  Wax gawrac la mariyey ahaansh.
gawracasho  eeg gawrac.
gawracato  1. Cudur cunaha ku dhaca oo halis ah. 2. Cudur faraha lugaha jeexjeex.
gawracnaan  eeg gawracan. ld gawracnaansh.
gawracnaansho  ld gawracnaa.
gawraco  Neef xoolaad gawrac marsash.
gawre  Dhaxan badan oo marka dayrtu dhammaato dhacd.
gawricid  eeg gawrac². ld gawrici.
gawricis  ld gawrici.
gawriir1  ld gawdiid. gawriir2  ld gawdiid. gawriirid  ld gawdiidi.
gawsii  Ka g.: wax tumid. ld gaw (2.
gawsiin  eeg gawsi.
gaxandho  Geed nagaar faalala, xooluhu cunaan, dhalo miro qodax leh oo markay qallalaan muda dadka iyo xoolaha. ld gacandho, gocondh.
gaxarataysasho  eeg gaxartayso. ld gaxaratays.
gaxarataysi  ld gaxarataysash.
gaxaratayso  Gaxarato cuni.
gaxarato  Cunto la bisleeyey inta weelka salkiisa ku dhegta; guggu.
gaxarbe  1. Dacool midab sharax-sharax ah iyo qaabab kala duwan leh oo badda laga helo. 2. Roob badan oo muddo dhac da'a. 3. Dhagax adag, midab gaduudan leh oo loo isticmaala qurxinta dhismayaasha. ld kaxarb.
gaxash  1. Nooc kalluunka badda ka mid ah. 2. Nagaar geel. 3. Nagaar geelu daaqiddiisa jecelyaha.
page : 50 of 102
<< < 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 > >>

 

Exit mobile version