Gawrac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld gawraci.
Gawrac
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Neef si loo xalaaleeyo hilibkiisa, cunaha mindi kaga jarid; gowrac, biray.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gawrac ↴
baqti | birsol | daloolin cad-hunguri | digdhaw | gawracan | gawracasho | gawracato | gawracnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg