Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: hirqad
fikad ld fakasho.
fikasho ld fakasho.
fiki ld faki.
fikin ld fakin.
fikir (1) ld feker¹.
fikir (2) ld feker².
fikirid ld fekerid.
fikirsan ld fekersan.
fikirsanaan ld fekersanaan.
fikirsanaansho ld fekersanaan.
fikirsii ld fekersii.
fikirsiin ld fekersiin.
fiko ld fako.
fikrad ld fekrad.
fil (1) 1. Wadarta sano ee noole jiro. 2. Da', cimri. 3. La f.: isku da'ah; isku gu'yaal jira.
fil (2) 1. F./u f.: wax malayn. 2. Wax rajayn.
filaariya (daaw.) Deriskunool ka tirsan qaybta “nematodeka” wuxuuna wax yeelleeyaa soohyada xiriirinta iyo linfaatikada.
filad ld filasho.
filan 1. Ku f.: wax, wax kale deeqa ahaansho. 2. Isku f.: wax aan cid wax uga baahnayn ahaansho.
filanwaa Dhacdo yaab iyo amankaag leh oo aan la sugeyn. ld filawaa.
filasho eeg filo. ld filad, filitaan (2).
filawaa ld filanwaa.
filaysad ld facaysasho.
filaysasho ld facaysasho.
filaysi ld facaysasho.
filayso ld facayso.
filbax (1) Bixinta la bixiyo saami cid lagu lahaa.
filbax (2) Saami cid lagu lahaa bixin.
filbixid eeg filbax².
fildaran Wax foolxun ahaansho.
<< < 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 > >>

 

Exit mobile version