Filan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)1. Ku f.: wax, wax kale deeqa ahaansho. 2. Isku f.: wax aan cid wax uga baahnayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga filan ↴
oomane | qaad | tabo | uurxun | amiino asiidh | beridhaxmo | cadgoo | ciidanxumi | ciidanxun | ciidanyaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg