Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
geedaqorid  Habka loo farsameeyo geedah.
geedatiris  Nooc daayeerka ka mid ah, aad u yaryar, leh dhego dhaadheer iyo dabo dheer oo buul badan oo geedaha dushooda kora; kor.
geedbaal  Geed faalala oo dhirta laysku daaweey.
geedbiciid  Geed ka mid ah dhirta laysku daaweey.
geeddan  Col yar oo ka dambeeya colka weyn oo loogu taloggalo inuu celiyo cadowga gadaal ka imanaya; raacdaree.
geeddee  ld geeddiggel.
geeddeyn  ld geddiggeli.
geeddeys  ld geeddiggeli.
geeddi1  1. Socod meel la degganaa lagaga guuro oo meel ka durugsan laga dego. 2. Dad iyo xoolo guuraya oo aan weli degin. 3. Fogaan gelin socod ah. 4. Xarig dhuuban oo hal mar raro la mariyo. 5. Duub xirig ah, dhuuban oo rarada lagu sameey. geeddi2  Guurin, guuri. geeddiggeli  Cid geeddi ah wadid.; guuri.
geeddiggelin  eeg geeddiggeli. ld geeddiggelis, geeddeyn, geeddey.
geeddiggelis  ld geeddiggeli.
geeddiyid  eeg geedd.
geedee  Cunto dhir udgoon ku dari.
geedeyn  eeg geede.
geedeysan  Wax dhir udgoon lagu daray ahaansho (cunto.
geedeysnaan  eeg geedeysan. ld geedeysnaansh.
geedeysnaansho  ld geedeysnaa.
geedgaab  Dhirta inteeda in yar dhulka ka kacsan ee aan hoos dadku harsan karo lahay.
geedgoleed  Sanduuq gaar ah oo shinnida lagu xannaaneey.
geedgool  Geed weyn oo ku yaal meel geedgaab keliya le.
geedjinni  Nagaar weyn, leh caleemo balballaaran, miro kulkulucsan oo qodxo dusha ka leh, oo iniinihiisa lagu wareero marka la cun.
geedmaal  ld geedamaa.
geedmirood  Dhirta inteeda miraha uu dadku cuno le.
geednugeyl  Geedaha intooda lafta jilicsan, abaarta u adkeysi yar ee si sahlan loo tallaali karo, mirihiisa dhaqso u bislaadaa.
geedo  1. Bari, xidid, caleen, qolof, dhacaan iwm oo dhir laga soo guray oo daawo ahaan loo isticmaalo. 2. Caleen, miro bari iwm oo dhirta qaarkeed laga soo guro oo cuntada lagu daro si dhadhan loogu yeelo. 3. eeg gee.
geedoobid  eeg geedo.
geedow  Wax geeda badan yeeshay noqosho (dhul.
geedqaad1  1. Geeda ka jaridda meel beer ah wax kale laga dhigayo. 2. G. ah: beer hal mar la geedqaaday. 3. ld geedqaadid. ld oodqaad.
page : 55 of 102
<< < 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 > >>

 

Exit mobile version