Geedgaab

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Dhirta inteeda in yar dhulka ka kacsan ee aan hoos dadku harsan karo lahay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geedgaab

qaansoole | cadduun | cadduuro | dabakar | geedgool | gulaan | jadeer | jaleelo | jeerin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg