firdhisan ld firirsan.
firdhisnaan ld firirsanaan.
firdhisnaansho ld firirsanaan.
firdhiso Xabbad gumuc firdha leh.
firdho Wax qarxaday ama col jabay, wax ka kala yaacid, ka soo go'id.
firdowso Siddeedda janno middood.
fire ld firin.
firee 1. Wax firo u yeelid. 2. Waraaq turub oo gembisan dhanka kale u rogid. 3. Kala f.: wax meeshu u jeedey ma ahee meel kale u jeedin.
fireyso Haad turub geddisasho.
firfir1 1. Burcad yaryar oo caanaha marka la lulo kor sabbeeya. 2. F. ah: caano la lulay oo firfir yeeshay. 3. Dhidid f. ah: dhidid kala googo'an oo oogada nafleyda ka yimaad. 4. ld fir¹. firfir2 Caano la lulay firfir yeelasho. firfircoon Qof hawl iwm u dhiifoon ahaansho.
firfircoonaan eeg firfircoon. ld firfircoonaansho, firfircooni.
firfircoonaansho ld firfircoonaan.
firfircooni ld firfircoonaan.
firfirid eeg firfir².
firgad1 ld fargasho. firgad2 ld fargad². firgasho ld fargasho.
firgo ld fargo.
firi Abuur, iniin.
firid eeg fir².
firiimaale (bot.) Geed gaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban kana mid ah dhirta daawada.
firiiric Nabarro yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylka ah; roobsugow. ld furuuruc.
firijideer Qaboojiye. ld firijiteer.
firijiteer ld firijideer.
firikhi Is f.: Qof dadka iskalaweyn noqosho. ld fidhikhi.
firikhin eeg firikhi. ld fidhikhin.
firiley 1. Meseggo. 2. Badar.
firimbi Aalad yar oo bir ama caag ah oo leh laba dalool oo marka la afuufo sii daysa foori dheer. ld firinbi.
page : 56 of 73
<< < 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 > >>