geelwaaqis ld geelwaa.
geelxeraad Geel loo xerageeyey meel reerka ka fo.
geenyo Faras dheddi.
geeraar1 Maansada qayb ka mid ah oo gabayga ka tix gaaban, si gaar ahna loogu luuqeey. geeraar2 Geeraar tiri. geeraarid eeg geeraar.
geeraarshaa ld geeraarsh.
geeraarshe Nin geeraar tiriya. ld geeraarsha.
geeri Wed; dhimasho.
geeriggo'an Meel aan dad joojin, aan wax dhaqaaqa joogin; cidla'. ld eeriggo'a.
geeriyoo Wax dhintay noqosho (nafley). ld geeryoo.
geeriyood eeg geeriyoo. ld geer-yoomi.
geeryoomid ld geeryoo.
geeryoon ld geeryo.
gees1 1. Cad sida lafta u adag oo ka baxa maxada raafleyda qaarkood (lo'da, ariga, ugaarta iwm), madaxa raafleyda. 2. Dhinac; hareer. 3. Laba saneeg oo ka baxa madaxa cayayaanka qaarkii; geesdaree. gees2 1. Dhan; dhinac; jaho. 2. G.kayga/g.tayda, g.kaaga/g.taada iwm: dhinacayga, dhinacaaga iw. gees-muusaale Eelada (deerada) kolkaa la soo baxaysa geesa yar yar oo fiiqfiiqa.
geesaari Hilib si degdeg ah dab ugu dubasho. ld geesasaar.
geesaas 1. Baroorta naagaha. 2. Baroor- diiq aan dhab ahayn. 3. Ugax gacanta lagu sameeyey. ld geesaasi.
geesaasid ld geesaa.
geesacarro Neef leh geeso aan jirriddooda lafta madaxa haysan oo marka la taabto ruxanayaa.
geesaley Xoolaha iyo ugaarta inta geesaha le.
geesarriyaad ld geesarriyoo.
geesarriyood Geed faalala oo leh miro yaryar oo sida geesaha ariga u dhuudhuuban oo la cuno. ld geesarriyaa.
geesasaar1 1. Xiridda lo'da marka la maalayo geesaha laga xiro. 2. Xarig yar oo marka lo'da la lisaayo geesaha looga xir. geesasaar2 Sac la lisaayo geesaha ka xirid. ld geesasaar. geesasaarid eeg geesasaar.
geesaxir ld geesxir.
geesdareen Labada gees, jiljilicsan, madaxa cayayaanka qaarkii ku yaal, oo ay wax ku dareemaa.
geesee 1. (f.g) Wax gees u yeelid. 2. (f.mg) U g.: meel, magaalo iwm dhinac uga xigi.
page : 57 of 102
<< < 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 > >>