Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
hiileyn  eeg hiilee.
hiileysan  Wax la hiileeyay ahaansho.
hiileysasho  eeg hiileyso.
hiileysnaan  eeg hiileysan. ld hiileysnaansho.
hiileysnaansho  ld hiileysnaan.
hiileyso  Dab iwm hiil ku shubasho.
hiilgurasho  eeg hiilguro.
hiilguro  Meel dhow u guurid.
hiili  Qof, qof kale uga danaanin. ld hiil², hiilli.
hiilid  ld hiilin.
hiilin  eeg hiili. ld hiilid, hiilis, hiillin, hiillis.
hiilis  ld hiilin.
hiiliyam  (kiim.) Neef hal atamle ah oo midab aan lahayn; xubinta ugu horreysa neefaha wahsada (ururka 0 ee tusaha kalgalka curiyayaasha).
hiilley  Meesha ay sagaaradu si joogto ah ugu saxarooto.
hiilli  ld hiili.
hiillin  ld hiilin.
hiillis  ld hiilin.
hiillo  ld hiil¹.
hiilyam  (kiim.) Mid ka mid ah neefaha naadirka ah ee ku jira hawada, dhammaantood waxay ka koobanyihiin boqolkiiba .01 ee hawada qallalan; xaddiga hiiliyam mid buu ka yahay 200,000.
hiimammow  Waqtiga ay kala guurayaan habeenka iyo maalintu ee aan indhuhu si fiican wax u arkin. ld himahiime, himhimmow, huumammow.
hiimammowsad  ld hiimammowsasho.
hiimammowsasho  eeg hiimammow-so. ld hiimammowsad, himammowsi, huumammowsad, huumammowsi.
hiimammowsi  ld hiimammowsasho.
hiimammowso  Wax arki waayid. ld huumammowso.
hiimo  (kiim.) Molikiyuul bir ka kooban, kaas oo ugu xidhan borotiinnada sida kooinsaymyada ama kooxo falgallada dedjiya si ay u sameeyaan hiimoboro-tiinno.
hiimofiiliya  (daaw.) Astaan ama cudur lagu yaqaanno labka, kaas oo awoodda xinjirowda dhiigga ay ka maqantahay.
hiimoglobiin  (c.nafl.) Mid la mid ah koox borotiinno ah oo wareegsan oo badanaaba laga helo xayawaanka iyada oo loo adeegsado inay qaadaan ogsajinta dhiigga.
hiindo  Hooyo.
hiinraac  Qof si fudud u rumaysta hadallada naca iyo diradiruhu ku jiro.
hiinraag1  ld hinraag¹.
page : 58 of 93
<< < 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 > >>

 

Exit mobile version