hiili
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Qof, qof kale uga danaanin. ld hiil², hiilli.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiili ↴
bakhiilid [m.f.dh]
ld bakhaylid.
buruudshiilid [m.f.dh]
eeg buruudshiil².
daahiilid [m.dh]
ld diihaalid.
duleedi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax la gaadayo gadaal ugu imaan. 2. Cid, cid kale uga hiilin.
garabgoroyee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yaysay)
U g.: laba qof oo diriraysa midkood si aan toos ahayn ugu hiili.
garabgoroyo [m.dh]
Si dadban oo laba qof oo dirireysa midkood loogu hiiliyo. ld garbaggoroy.
hiil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lay; -iishay)
ld hiili.
hiilid [m.f.dh]
ld hiilin.
hiilin [m.f.dh]
eeg hiili. ld hiilid, hiilis, hiillin, hiillis.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg