faash2 ld faas². faashad1 Gabal dhar oo cad oo lagu duubo meelaha dhaawacan ee jirka. faashad2 eeg faasho. faashid ld faasid².
faasho Faal dhigasho.
faashow ld faalallow.
faasid1 Qof sameeya waxyaalaha foosha xun ee diintu reebtay. faasid2 eeg faas². ld faashid. faasiq Qof fisqi badan sameeya. ld faasuq.
faasiqnimo Faasiq ahaansho. ld faa- suqnimo.
faasuq ld faasiq.
faasuqnimo ld faasiqnimo.
faataa ld faataadhugle.
faataadhugle Qof faan badan oo sheegta wax uusan ahayn. ld faataa.
faataadhuglee Faataadhugle samayn. ld faataalee.
faataadhugleyn eeg faataadhuglee. ld faataalayn.
faataalayn ld faataadhugleyn.
faataalee ld faataa- dhuglee.
faataxayn eeg faataxee.
faataxaysad ld faataxaysasho.
faataxaysasho eeg faataxayso. ld fataxaysad, faataxaysi.
faataxaysi ld faataxaysasho.
faataxayso Faataxo akhrisasho.
faataxee Faataxo akhriyid.
faataxo Suuradda ugu horreysa kitaabka Qur'aanka kariimka.
faax1 1. Nacas. 2. ld faafid. 3. ld feex. faax2 ld faaf². faaxi 1. Bur, badar iwm khamiirin. 2. ld faafi.
faaxid ld faafid.
faaxin ld faafin¹.
page : 7 of 73
<< < 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 > >>