giirnaansho ld giirnaa.
giiro 1. (f.g) Calaamado kala duwan wax u yeelasho. 2. (f.mg) Ku g.: wax in la fuliyo la isku ogaa iyadoo xanaaq la muujinayo ka bixi.
giirre Neef lo'aad oo midab giir ah le.
giirtaag1 Orgi yar oo da'diisu u dhexeyso shumbul iyo uguufa. giirtaag2 Neef riyo ah oo neef kale la diriraya dhogor kici. giirtaagid eeg giirtaag.
giiryaalannimo Giiryaale ahaansh.
giiryaale Qof aad fuley u a.
giis1 1. Cod gaaban oo lagu heeso ama lagu gabyo. 2. Maanso; guluuluc. 3. ld giisi. giis2 Cod gaaban ku heesid; guluuluci. giisid eeg giis². ld giis¹ (3.
gilgil1 ld gilgili. gilgil2 Wax si xooq leh u ruxi. gilgilad ld gilgilash.
gilgilan Wax la gilgilay noqosh.
gilgilasho eeg gilgilo. ld gilgila.
gilgilid eeg gilgil². ld gilgil.
gilgilmid eeg gilgila.
gilgilo 1. Awr iwm suu u daadiyo wax korka ka saaran isruxid. 2. Ka g.: xumaan cid lagu samayn lahaa ka horimaansh.
gilingil Shimbir yar oo leh qoor guduudan iyo dhalo ca.
gimbiraash ld gambaraas.
gingimid eeg gingin². ld gingin.
gingin1 ld gingimi. gingin2 Hab iyo qaab wanaagsan u yeelid (aqal. gini ld gen.
giraan ld garangar.
giraangir1 ld garangar. giraangir2 ld garangar. giraangiri ld garangar.
giraangirid ld garangari.
page : 66 of 102
<< < 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 71 > >>