Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
holgan  1. Qof dulman ahaansho. 2. Qof diifi ka muuqato ahaansho.
holganaan  eeg holgan. ld holga-naansho.
holganaansho  ld holganaan.
holid  eeg hol. ld holis.
holis  ld holid.
hollad  ld hollasho.
hollasho  eeg hollo. ld hollad.
holli  Wax tijaabin.
hollin  eeg holli.
hollo  U h.: wax samayntooda damcid.
hollob  Xuub yar, khafiif ah oo ka kaca jirka dadka markuu basaaso ama uu la kulmo cimilo uusan u baran.
holmi  Wax holan gelin.
holmin  eeg holmi. ld holmis.
holmis  ld holmin.
holmisad  ld holmisasho.
holmisasho  eeg holmiso. ld holansad, holansasho, holmisad.
holmiso  Wax holan ku dubasho. ld holanso.
holoc1  Ololka uu bixiyo dabka marka uu huro. ld holac¹. holoc2  Dab olol bixin. holon  1. Dabayl kulul; hongorre. 2. Gaajo iwm. 3. Carro, dambas iwm. oo kulul. ld holan.
hongid  eeg honog². ld hungid.
hongod  Garbaha oo hore yara u soo gota. ld hungod.
hongorre  Dabayl kulul; hanfi.
honog1  Sangoror. honog2  Sanka dhiig ka sii deyn. ld hunug. honono'1  Ka soo hormaridda neef ooman ama dhalay uu ka soo hormaro xooluhuu la socday. honono'2  Marka geelu xilligii uu dhali lahaa muddo yar ka hor dhalo; horaadis. honono'3  Neef dhalay ama ooman xooluhuu la socday ka soo hormarid. honono'id  eeg honono'³.
hontorro  Geed bixiya miro kulku-lucsan oo tiinka u eg oo macaan badan markay bislaadaan. ld ontorro.
page : 71 of 93
<< < 66 67 68 69 70 71 72 73 74 75 76 > >>

 

Exit mobile version