Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: shaashsaar
haraahir (2) ld hiraahir².
haraahirid ld hiraahirid.
haraahirsan ld hiraahirsan.
haraahirsanaan ld hiraahirsanaan.
haraahirsanaansho ld hiraahirsanaan.
haraanhir (1) ld hiraahir¹.
haraanhir (2) ld hiraahir².
haraanhirid ld hiraahirid.
haraanhirsan ld hiraahirsan.
haraanhirsanaan ld hiraahirsanaan.
haraanhirsanaansho ld hiraahir-sanaan.
haraaryo Neef-tuur xooluhu samee-yaan wakhtiga kulaylaha markay qooraxdu qabato.
haraaryoo Haraaryo samayn.
haraaryood eeg haraaryoo.
haraati (1) Nooc ka mid ah warmaha waaweyn.
haraati (2) Si xoog leh oo cagta wax loogu dhufto. ld harraati¹.
haraati (3) Si xoog leh cagta wax ugu dhufasho. ld harraati².
haraatiggeelle Kobajaa.
haraatin ld haraatiyid.
haraatiyid haraati³. ld haraatin, harraatin, harraatiyid.
harac Hoos weyn oo qabow oo ay geedaha waaweyni yeeshaan.
harag Maqaar nafleyda oogada kore uga rogan.
haragmaqaar Harag si gaar ah loo tolay oo nafleyda irmaan oo ay ilmuhu ka dhinteen lagu godliyo; gandool.
haragwaxar Maqaarka waxaraha oo inta la qalajiyey laysku tolay, oo gogol ahaan loo isticmaalo.
haram (xis.) Muuqaal adke ah.
haramayn eeg haramee.
haramcad Naasley duur joog ah, hilib ku nool ah, oo laga helo Afrika, una eg shabeel, laakiin ka jurmi weyn. ld haramcas.
haramcas ld haramcad.
harame Caws iyo nagaar iskood uga baxa beeraha. ld harammo.
haramee 1. Beer caws xun ka gurid. 2. Wax nijaasayn.
<< < 708 709 710 711 712 713 714 715 716 717 718 > >>

 

Exit mobile version