Haraati

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Nooc ka mid ah warmaha waaweyn.

Haraati

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Si xoog leh oo cagta wax loogu dhufto. ld harraati¹.

Haraati

Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)

Si xoog leh cagta wax ugu dhufasho. ld harraati².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haraati

jaalabuto | laad | laad | biibbiile | biibbiilee | biqle | haraatiggeelle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg