dhaarsanaan eeg dhaarsan. ld dhaarsanaansho.
dhaarsanaansho ld dhaarsanaan.
dhaarsasho eeg dhaarso. ld dhaarsad.
dhaarshil Dheef yar oo aan waxtar weyn lahayn oo lagu eedoobo.
dhaarso Qof dhaar marsasho.
dhaaryid eeg dhaari². ld dhaarin.
dhaashad eeg dhaasho. ld dhaashi.
dhaashi 1. Dufan ama labeen udug leh oo oogada la marsado. 2. ld dhaashasho.
dhaasho Dhaashi marcasho.
dhaaw1 1. Habaar; Inkaar. 2. Daaweynta Jin, dabayl iwm cid laga daweeyo. 3. ld dhaawid. ld dhaw¹. dhaaw2 1. Cid habaarid. 2. Cid Jin, dabayl iwm ka daaweyn. 3. ld dhaw². dhaawac1 Nabar xanuun leh oo oogada ku dhaca. dhaawac2 (daaw.) Kala go'a qaab dhiska xubin ama sooh oo ay keento dhibaato dibedda ugu timid. dhaawac3 Nafley nabar xanuun leh gaarsiin. dhaawacan1 Wax dhaawac gaarey noqosho. dhaawacan2 Wax dhaawac gaarey ahaansho. dhaawacmid eeg dhaawacan¹.
dhaawacnaan eeg dhaawacan². ld dhaawacnaansho.
dhaawacnaansho ld dhaawacnaan.
dhaawan Wax la dhaaway ahaansho. ld dhawan.
dhaawanaan eeg dhaawan. ld dhaawanaansho, dhawanaan, dhawanaansho.
dhaawanaansho ld dhaawanaan.
dhaawasho eeg dhaawo. ld dhawasho.
dhaawicid eeg dhaawac².
dhaawid eeg dhaaw². ld dhaaw¹, dhaawis, dhaw¹, dhawid, dhawis.
dhaawis ld dhaawid.
dhaawo 1. Cid in dhibaato ku dhacdo u Alla tuugid. 2. Cid Jin, dabayl iwm ka dabiibasho. ld dhawo.
dhaaxa Inta badan, marar, badan, badanaa, aalaa. Tus. “Dh. buu ku sugay”. ld dhaaxaa.
dhaaxaa ld dhaaxa.
dhaay ld dhay².
page : 80 of 218
<< < 75 76 77 78 79 80 81 82 83 84 85 > >>