Dhaawac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Nabar xanuun leh oo oogada ku dhaca.


Dhaawac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

(daaw.) Kala go'a qaab dhiska xubin ama sooh oo ay keento dhibaato dibedda ugu timid.


Dhaawac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -wici)

Nafley nabar xanuun leh gaarsiin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaawac

caabuq | caabuq | haar | ibdar | nabar | ambalaas | baan | baani | baano | baanso |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg