Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qar-iskaxoor
liicliic1  Tabarddarro awgeed oo hadba dhinac loo janjeersado. ld liicliicid. liicliic2   Hadba dhinac u janjeersasho. liicliicid  eeg liicliic². ld liicliic¹.
liicliicsan   Wax liicliica ahaansho.
liicliicsanaan  eeg liicliicsan. ld liicliicsanaansho.
liicliicsanaansho  ld liicliicsanaan.
liicsad  ld liicsasho.
liicsan   Wax dhinac u qallooca ahaansho.
liicsanaan  eeg liicsan. ld liicsanaansho.
liicsanaansho  ld liicsanaan.
liicsasho  eeg liicso. ld liicsad, liicsi.
liicsi  ld liicsasho.
liicso   Wax dhinac u janjeersasho.
liid1  1. L. ah: qof jilicsan oo tabar yar. 2. Nacas, doqon. liid2   Cid quursasho; yasid. liidaanyeysan   Qof wax liidaanyo hayso ahaansho.
liidaanyeysnaan  eeg liidaanyeysan. ld liidaanyeysnaansho.
liidaanyeysnaansho  ld liidaanyeysnaan.
liidaanyo  (daaw.) Dareen dadka saaqa, matag keeni kara, oo ka dhasha xanuun ama cunto la cunay; laqanyo; lallabbo; ladaadyo.
liidaanyoo   Liidaanyo dareemid.
liidaanyood  eeg liidaanyoo.
liidasho  eeg liido.
liidid  eeg liid².
liidnimo  Nacasnimo.
liido   Cid cudur ama dhaqaale darro awgeed la tabar yarayn.
liif1  1. ld luuf. 2. Xashiish jilicsan oo ka hara alwaaxda la qoro. 3. Dhagax xalleefsan oo lagu luufo. 4. Qaynbaar. 5. Sooloji ahaan, dhisme timaha oo kale ah oo dheer, sida tifafka yar yar ee baalasha shimbiraha. liif2   1. Liif ciyaarid. 2. Caatoobid. ld luuf. liifad   1. Tidac dun ah, la geliyo feynuusyada gaaska oo marka la shido bixiya iftiin. 2. Bir yar, buntuqa afkiisa hore ku samaysan oo wax lagu shiisho.
liifan1   Wax caatobay noqosho. liifan2   Wax caatoobay ahaansho.
page : 968 of 1584
<< < 963 964 965 966 967 968 969 970 971 972 973 > >>

 

Exit mobile version