dhaqaalaxumi ld dhaqaalaxumaan.
dhaqaalaxumo ld dhaqaalaxumaan.
dhaqaalayahan Qof ku takhasusay cilmiga dhaqaalaha.
dhaqaalayn eeg dhaqaalee.
dhaqaalaysad ld dhaqaalaysasho.
dhaqaalaysan Wax la dhaqaaleeyay ahaansho (xoolo).
dhaqaalaysasho eeg dhaqaalayso. ld dhaqaalaysad, dhaqaalaysi.
dhaqaalaysi ld dhaqaalaysasho.
dhaqaalaysnaan eeg dhaqaalaysan. ld dhaqaalaysnaansho.
dhaqaalaysnaansho ld dhaqaalays- naan.
dhaqaalayso 1. Si dhaqaale ah u maamulasho. 2. Wax tashiilid.
dhaqaale 1. Hanti. 2. Habka hanti loo maamulo. 3. Aragtida wax soo saarka iyo qaybinta hantida. ld dhaqaalo.
dhaqaalee 1. Hanti tashiilid. 2. Wax daryeelid.
dhaqaaleysad ld dhaqaalaysasho.
dhaqaaleysnaan egg dhaqaaleysan. ld dhaqaaleysnaansho.
dhaqaaleyso 1. Wax tashiilasho. 2. Wax daryeelasho.
dhaqaalo ld dhaqaale.
dhaqaaloobid eeg dhaqaalow.
dhaqaalow Wax si fiican loo dhaqaaleeyey noqosho.
dhaqaaq1 Bilaabidda wax taagani ay socod bilaabaan. ld dhaqaaqid. dhaqaaq2 1. Wax taagnaa socod bilaabid. 2. Subag, xayr iwm dhalaalid. 3. Ku d.: Hawl iwm wax ka qabashadeeda bilaabid. dhaqaaqid eeg dhaqaaq². ld dhaqaaq¹.
dhaqaaqil Nafley meel fog ka dhaqdhaqaaqeysa oo aan la sugi karin waxa ay tahay.
dhaqaaqilyo Nafley yar oo dhaqaaqeeda dhib lagu arki karo; muuqaal aad u yar oo nuuxnuuxsanaya; dhaqaaqil.
dhaqaaqjoogle Socod yar oo hadba kol la istaago; kol dhaqaaq kolna joogsad.
dhaqaaqjooglee Dhaqaaqjoogle sameyn.
dhaqaaqjoogleyn eeg dhaqaaqjooglee.
dhaqaaqjoogsad ld dhaqaaqjoogsasho.
dhaqaaqjoogsasho eeg dhaqaaqjoogso. ld dhaqaaqjoogsad, dhaqaaqjoogsi.
dhaqaaqjoogsi ld dhaqaajoogsasho.
page : 105 of 218
<< < 100 101 102 103 104 105 106 107 108 109 110 > >>