dhaqaalayn
(m.f.dh)eeg dhaqaalee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqaalayn ↴
dhacaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Dhul oomane ah oo dhacar leh, xoolo ku hayn oo ku dhaqaalayn; dhaqar daaqid. ld dhacarso.
loofar [m.l] (-rro, m.dh)
Nin maalka si xun u isticmaala ee aan dhaqaalayn.
loofarad [m.dh] (-ddo, m.l)
Naag maalka aan dhaqaalayn ee si xun u isticmaasha.
maradhaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dhaqaalayn. ld maradhaaree.
tashiil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iilay, -iishay)
Wax dhaqaalayn; beekhamayn.
warqab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Ka w.: wax xaaladda ay ku sugan yihiin ogaasho. 2. Ka w.: cid dhaqaalayn ama daryeelid.
xannaanee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -naysay)
1. Cid daryeelid. 2. Dhaqaalayn; hayn.
xaradhaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid si fiican u dhaqaalayn.
xooladhaqato [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad reer guuraa ah oo hawshoodu ku kooban tahayn dhaqaalaynta xoolaha kuna nool wax-soosaarka xoolahoo-da. ld xoolaley.