Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: teershari
midig  1. Qof wejigiisu waqooyi u jeedo dhiniciisa bari xiga. 2. Labada gamcood ee qof, midda aan bidixda ahayn ee badanaa la adeegsado.
midigee  1. Geel la lisayo hadba mar caanaheeda cantuugid. 2. Wax dhanka midig ugu xigid.
midigeyn  eeg midigee.
midigsaar1  1. M. ah: xiriir saaxiibtinimo oo dhexmara laba qof ama ka badan, gacansaar. 2. ld midigsaarid. midigsaar2  Salaamid, u gacanqaadid (qof). midigsaarid  ld midigsaar¹ (2).
midiid1  Catireynta weel la culayo aad loo catiriyo. ld madiid¹. midiid2  Weel la culayo aad u catirid. ld madiid². midiidid  eeg midiid². ld madiidid.
midiidimi  M./u m.: cid midiidin ka dhigid. ld madiidimi.
midiidimid  eeg midiidin². ld madiidimid, madiidimis².
midiidimin  eeg midiidimi. ld madiidimin, madiidimis¹, midiidimis¹.
midiidimis1  ld midiidimin. midiidimis2  ld midiidimid. midiidin1  Qof la nool cid uu u shaqeeyo oo aan wax abaalmarin ah lahayn; aadeege; khaaddin. ld madiidin¹. midiidin2  1. Hawl si aad ah u barasho. Tus. “Cali hawshii buu midiidimay.” 2. Weel la culay aad u catireyn. ld madiidin². midiidinnimo  Qof midiidin ahaansho. ld madiidinnimo.
midiidinsad  ld midiidinsasho.
midiidinsasho  eeg midiidinso. ld madiidinsad, madiidinsasho, madiidinsi.
midiidinsi  ld mididinsasho.
midiidinso  Cid midiidin ka dhigasho. ld madiidinso.
midnimo  Mid ahaansho (dad).
midoobid  eeg midow². ld midow¹ (2).
midow1  1. Mid noqosho (dad). 2. ld midoobid. midow2  Wax kala firirsanaan mid noqosho. midxin  (baay.) Meel ballaaran oo ku taalla dheefmareenka oo samaysa kiish, kaas oo derbiyadiisa muruqyo adagi ku yaallaan. Shaqadiisu waxa weeye ridqidda cuntada. Waxaa laga helaa shimbiraha iyo lafdhabarla'da badankeeda.
miftaax  ld muftaax.
mihi  Ku m.: cid wax aan la siinayn ku hunguri gelin. ld mehi, mohi, muhi.
mihiib1  1. M. ah: hanti la leeyahay, mulki. 2. ld mihiibid. mihiib2  (Qof) wax hantiyid. ld mahiib.
page : 1066 of 1584
<< < 1061 1062 1063 1064 1065 1066 1067 1068 1069 1070 1071 > >>

 

Exit mobile version