Midig

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-gyo, m.l/dh)

1. Qof wejigiisu waqooyi u jeedo dhiniciisa bari xiga. 2. Labada gamcood ee qof, midda aan bidixda ahayn ee badanaa la adeegsado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga midig

eber | baal | bir-u-eke | ciyimidig | deebaan | dibkabe | foos | gurey | gureyo | haniye-seddex-faraale |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg