musallifid eeg musallaf². ld masallafid, musallafid.
musallifin eeg musallifi. ld masallifin, musallafin.
musallifnimo Musallif ahaansho. ld musallafnimo.
musallifsan Wax musallifay ahaansho. ld masallafsan, musallafsan.
musallifsanaan eeg musallifsan. ld masallafsanaan, masallafsanaansho, musallafsanaan, musallifsanaansho.
musallifsanaansho ld musallifsanaan.
musannif Qof wax curiya.
musannifnimo Musannif ahaansho.
musaraar (1) 1. ld musaraarid. Ku farxidda qof aad ugu farxo wax uu helay. 2. Argagax ama sas ama wax kale oo lala maanwareero; jidbo.
musaraar (2) Qof si aad ah u farxid, musaraar ku dhicid. ld musareer², musuraar².
musaraarid eeg musaraar². ld musaraar¹ (1), musareer¹, musareerid, musuraar¹ .
musaraarsan Wax aad u fararxsan ahaansho. ld musareersan, musuraarsan.
musaraarsanaan eeg musaraarsan. ld musaraarsanaansho, musareersanaan.
musaraarsanaansho ld musaraarsanaan.
musareed Xerada ariga aaggeeda.
musareen 1. Laba xiddig oo waaweyn oo ka soo baxa cirka dhankiis koofureed. 2. Dabayl sanadka bishiisa koowaad ama labaad ka dhacda woqooyiga Soomaaliya.
musareer (1) ld musaraarid.
musareer (2) ld musaraar².
musareerid ld musaraarid.
musareersan ld musaraarsan.
musareersanaan ld musaraarsanaan.
musareersanaansho ld musaraarsanaan.
musbaar (1) ld musmaar¹.
musbaar (2) ld musmaar².
musbaaran ld musmaaran.
musbaarasho ld musmaarasho.
musbaarid ld musmaarid.
musbaarnaan ld musmaarnaan.
musbaarnaansho ld musmaarnaan.
musbaaro ld musmaaro.
<< < 1102 1103 1104 1105 1106 1107 1108 1109 1110 1111 1112 > >>