Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: iimee
dhawrso  1. Xumaan, ceeb iwm iska ilaalin. 2. Wax ka cabsasho.
dhawrtayn  eeg dhawrtee.
dhawrtaysad  ld dhawrtaysasho.
dhawrtaysasho  eeg dhawrtayso. ld dhawrtaysad, dhawrtaysi.
dhawrtaysi  ld dhawrtaysasho.
dhawrtayso  Dhawrto dad ka urursasho.
dhawrtee  Dhawrto bixin.
dhawrto  Deeq dad badan laga soo urursho oo sadaqo ahaan loo bixiyo.
dhax1  Dh. ah: nafley hoygeeda habeen ka maqnaan. dhax2  1. Ku dh.: meel aan buuxin. 2. U dh.: Haweeney la qabo ahaansho. dhaxal1  1. Hantida qof dhintay looga haro. 2. Raad ay ilmuhu ka raacaan waalidintooda. dhaxal2  1. (qaan.) Hanti ama lacag aad ka heshay qof dhintay, sababta waad lahaatay. 2. (taar.) Dhacdo taariikheed reebtana taariikh. dhaxal3  1. (f.g) Hanti qof dhintay uga harid. 2. (f.g) Hanti qof dhintay looga haray qaybin. 3. (f.mg) Ka dh.: ilmuhu ka raacaan waalidintooda raadid. dhaxalgal1  1. Dh. ah: wax waxtar weyn oo loo aayo leh. 2. ld dhaxalgelid. dhaxalgal2  Wax waxtar weyn leh noqosho. dhaxalgelid  eeg dhaxalgal². ld dhaxalgal¹ (2).
dhaxalsii  Cid dhibaato aayatiinkeeda wax u dhinta badid.
dhaxalsiin  eeg dhaxalsii.
dhaxaltooxo  Wax dhaxal ah qaybinta. ld dhexaltooyo.
dhaxalwareeg1  1. Cid waxay dhaxal u leedahay sida hanti, dhaqan iwm oo ka dhuma. 2. ld dhaxalwareegid. dhaxalwareeg2  Cid waxay dhaxal u lahayd dhumid. dhaxalwareegid  eeg dhaxalwareeg². ld dhaxalwareeg¹ (2).
dhaxalwareeji  Cid wax ay dhaxal u lahayd ka dhumin.
dhaxalwareejin  eeg dhaxalwareeji.
dhaxamaysan  Wax dhaxani hayso ahaansho (nafley).
dhaxamaysii  Nafley qarqaryood.
dhaxamaysiin  eeg dhaxamaysii.
dhaxamaysnaan  eeg dhaxamaysan. ld dhaxamaysnaansho.
dhaxamaysnaansho  ld dhaxamays- naan.
dhaxamoo  Dhaxan dareemid (nafley).
page : 116 of 218
<< < 111 112 113 114 115 116 117 118 119 120 121 > >>

 

Exit mobile version