qaxanqixid ld qaxaanqixid.
qaxar1 ld qahar¹. qaxar2 ld qahar². qaxbad ld qabxad, qaxaabad.
qaxbo ld qabxad.
qaxi ld qixi.
qaxid ld qixid.
qaxin ld qixin.
qaxmi Dhuxul shidid.
qaxmid eeg qaxan². ld qaxan¹ (2).
qaxmin eeg qaxmi.
qaxooti Dad dalkoodii nabadgelyo la'aan, abaar iwm awgeed uga cararay.
qaxraan ld qahraan.
qaxran ld qahran.
qaxranaan ld qahranaan.
qaxranaansho ld qahranaan.
qaxrid ld qahrid.
qaxsan 1. Dad dalkoodii ka soo qaxay ahaansho. 2. Dhuxul wax la huriyey ahaansho.
qaxsanaan eeg qaxsan. ld qaxsanaansho.
qaxsanaansho ld qaxsanaan.
qaxsasho eeg qaxso.
qaxso 1. Dad, xoolo iwm cabsi awgeed meel ugala cararid. 2. Dhuxul shidasho.
qaxwayn eeg qaxwee.
qaxwe Cabbitaan bun la shiiday laga sameeyo oo shaah ahaan loo cabbo. ld qahwe, qaxwo.
qaxwee Qaxwe cabbid.
qaxwo ld qaxwe.
qay1 Biyo yar oo wasakh leh oo wadaanta ama darka ka daata oo ceelka agagaarkiisa jiifa. qay2 1. Weel, wax yar oo hoore ah daadin. 2. Uunsi shidid. qayaayo 1. Q. ah: wax qabyo ah oo waxa ka dhimani ay iin u yeeleyso. 2. Faro, ilko iwm oo is dulsaaran.
qayaayoobid eeg qayaayow.
page : 1206 of 1584
<< < 1201 1202 1203 1204 1205 1206 1207 1208 1209 1210 1211 > >>