Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: muqmadaysnaan
salaasa  ld talaado.
salaatulqasri  Salaadda oo la soo gaabiyo waqtiyada lagu jiro safarrada dhaadheer oo aan la istaageyn. ld sallaatulqasri.
salaax1  1. Wax wanaagsan. 2. Sacabka oo si dabacsan wax loo kor mariyo. 3. Dhismo dhammaaday oo dusha laga simay. 4. S. ah: dhulbeereed aan geedo lahayn oo muddo la beerayey. salaax2  1. Wax xoo-daamin. 2. Derbi la dhisay dusha ka simid. salaaxan  Wax la salaaxay ahaansho.
salaaxid  eeg salaax².
salaaxnaan  eeg salaaxan. ld salaax-naansho.
salaaxnaansho  ld salaaxnaan.
salab  Qalabka lagu dagaallamo; hub.
salabayn  eeg salabee.
salabee  1. Cid hubayn. 2 Wax xaaqid. 3. Wax galayn.
salabo  Nooc xaaqimada ka mid ah oo madaxiisu ulo dhuudhuuban ka samaysan yahay.
salal1  Naxdin iyo argagax hurdada lagala soo boodo. ld selel¹. salal2  Naxdin iyo argagax hurdo kala soo boodid. ld selel². salali  Qof hurda selel ku ridid. ld seleli.
salalid  eeg salal². ld selelid.
salalin  eeg salali. ld selelin.
salalsan  ld selelsan.
salalsanaan  ld selelsanaan.
salalsanaansho  ld selelsanaan.
salammadle  Shimbir Afrika ku nool oo aad u xoog badan, luqun iyo lugo dhaadheerna leh oo dusha ka madow hoostana ka cad oo cunaha hoos-tisa ku leh kiish dheer oo uu cuntada ku kaydsado. ld shalammadle.
salaw1  Qaylo iyo buuq dhiillo leh. salaw2  Qaylo iyo buuq dhiillo leh samayn. ld salow². salax1  1. Dhul goof noqday. 2. Dhul siman oo sisib ah. salax2  Bidaar-horaad; hiiro. salayn  eeg salee. ld salays.
salays  ld salayn.
salaysan  Ku s.: wax, wax kale ku tiirsan ahaansho.
salaysnaan  eeg salaysan. ld salays-naansho.
salaysnaansho  ld salaysnaan.
page : 1304 of 1584
<< < 1299 1300 1301 1302 1303 1304 1305 1306 1307 1308 1309 > >>

 

Exit mobile version