Salaax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax wanaagsan. 2. Sacabka oo si dabacsan wax loo kor mariyo. 3. Dhismo dhammaaday oo dusha laga simay. 4. S. ah: dhulbeereed aan geedo lahayn oo muddo la beerayey.
Salaax
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)1. Wax xoo-daamin. 2. Derbi la dhisay dusha ka simid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salaax ↴
ibagujee | ibagujo | xaadi | cagsalaax | dhoob | dhooban | dhooban | dhoobo | godol | macaanso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg