Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: faajafaajo
suulgorayayn  ld suulgoranyayn.
suulgorayaysan  ld suulgoranyaysan.
suulgorayaysnaan  ld suulgo-ranyaysnaan.
suulgorayaysnaansho  ld suulgo-ranyaysnaan.
suulgorayee  ld suulgoranyee.
suulgorayo  ld suulgoranyo.
suulgoys  ld suulalgoys.
suuli1  Dhisme yar oo ay gudihiisa ku yaaliin godad lagu saxaroodo laguna kaadsho; musqul. suuli2  S. ah: dhar cudbi ah oo midabyo leh oo dumarku qaato. suuli3  Wax baabi'in. suulin  eeg suuli.
suulis  ld suulin.
suuliyid  eeg suul³. ld suulin.
suumid  eeg suun³.
suummiir  Nooc libaaxbadeedka ka mid ah oo aad u weyn. ld soomiir.
suun1  1. Daliig maqaar ama wax kale ka samaysanoo dhexda lagu xirto si uu dharka u celiyo. 2. Siddada alaabta qaarkeed sida dhiilaha, satiyada iwm lagu qaado. 3. Celiye idiin ah oo gadaal iyo horay kabaha ka haya si aysan u siiban. suun2  1. Ur udgoon. 2. Daal iyo jiirago'safar dheer laga muto. suun3  Wax meel yaal ka qaadid. suunaari  Fardo nugaaleed qurux badan, leh seyn dheer iyo bacroor dheer.
suuncalye  Suun gammaanka lagu dacayo marka xakame la waayo.
suuni  Sabuul yaryar oo ka baxa beer duqowday ama roob yari ku da'ay.
suunjeege  Suunka gadaal xakamaha ka haya oo jeegada faraska ku aaddan.
suunni  Mid ka mid ah timaha indhaha korkooda ku yaal.
suunogoys  S. ah: haweeney dhalma days ah.
suuq  Meel si joogto ah la isugu yimaad oo alaabta iyo waxyaalaha ganacsiga ah lagu kala beddesho.
suuqad  Waxyaabo dahab, qalin iwm ka samaysan oo dumarku isku qurxiyaan.
suuqan1  Wax dhuuban oo caato ah noqosho. suuqan2  Wax dhuuban oo caato ah ahaansho. suuqmid  eeg suuqan¹.
suuqnaan  eeg suuqan². ld suuq-naansho.
page : 1397 of 1584
<< < 1392 1393 1394 1395 1396 1397 1398 1399 1400 1401 1402 > >>

 

Exit mobile version