Suuqad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Waxyaabo dahab, qalin iwm ka samaysan oo dumarku isku qurxiyaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suuqad

luqundhejis | siyaakhad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg