Suuq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Meel si joogto ah la isugu yimaad oo alaabta iyo waxyaalaha ganacsiga ah lagu kala beddesho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suuq

adeeg | adeego | ahmin | ay | baaritaan | caanaddiiq | caanateel | luqundhejis | miijis | murjaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg