tabaabushayn ld tabaabulayn.
tabaabushee ld tabaabulee.
tabaabusho ld tabaabulayn.
tabaadi Neef buuran, cayilan, shilis.
tabaako ld tubaako.
tabaalac1 Daal badan. tabaalac2 Socod badan daal kala kulmid. tabaalacsan Wax tabaalac hayo ahaansho (cid).
tabaalacsanaan eeg tabaalacsan. ld tabaalacsanaansho.
tabaalacsanaansho ld tabaalac-sanaan.
tabaalayn eeg tabaalee. ld tabaalayo, tabaalays.
tabaalayo ld tabaalayn.
tabaalays ld tabaalayn.
tabaalaysan 1. Wax dhibaato dhaqaale hayso ahaansho. 2. Qof daal badani hayo ahaansho.
tabaalaysnaan eeg tabaalaysan. ld tabaalaysnaansho.
tabaalaysnaansho ld tabaalaysnaan.
tabaalee Cid dhibaato u gaysasho.
tabaalicid eeg tabaalac².
tabaalo 1. Dhib waxtabasho. 2. Waaya-ha adduunka; sah.
tabaaloobid eeg tabaalow.
tabaalow Cid tabaale ku dhacay noqosho.
tabaaqil Dhir teel fog.
tabaashiir1 Wax qalin ahaan lagu qoro sabburadaha. tabaashiir2 (jool.) Dhagax nuuradeed saafi ah, jilicsan oo cad, oo sida caadiga ah ka samaysan kaalshiyam kaarboonayt. tababbar1 Tabo aqooneed oo gaar ah oo cid la baro; layli; carbis. tababbar2 Qof ama nafley tababar siin. tababbaran Nafley wax la tababbaray ahaansho.
tababbarid eeg tababbar².
tababbarnaan eeg tababbaran. ld tababarnaansho.
tababbarnaansho ld tababbarnaan.
page : 1407 of 1584
<< < 1402 1403 1404 1405 1406 1407 1408 1409 1410 1411 1412 > >>