Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: mudniin
tar2  1. Magac xiddig; afqays. 2. Bow-do. tar3  1. Wax t./wax u t.: cid wax qabasho. 2. Wax badin. taraabeesiyuus  (c.nafl.) Muruq ballaaran oo qaabsaddex gees leh oo ku yaal surka intisa dambe iyo garabaka dhexdooda wuxuu, dhaqaajiya garbaha, surkana xagga dambe ayuu u qaadaa labada dhanba.
taraafiko  Qayb ciidanka booliska ka tirsan oo qaabilsan nabadgelyada wad-dooyinka.
taraamantaana  (juqr.) Dabayl woqooyi, qallalan oo ka dhacda gobolka miditereeniyanka.
taraanturrayn  eeg taraanturree. ld taraanturyayn, turaanturyayn.
taraanturree  Horay u harbin, takhantakhayn. ld taraanturyee, turaanturyee.
taraanturro  Tallabooyin horay xoog loogu qaado, si qof soconayoo wax cagta ku dhuftay ama xoog kale gadaal ka soo harbiyay, dhicidda iyo kufidda isaga ilaaliyo; takhantakho. ld turaanturro.
taraanturyayn  ld taraanturrayn.
taraanturyee  ld taraanturree.
taraar1  1. Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay. 2. Jibaax; jiiris. 3. ld taraarid. taraar2  Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid. taraarax1  ld taraaraxid. taraarax2  1. Sidbasho. 2. Wax xadkoodii dhaafid. taraaraxid  eeg taraarax². ld taraa-rax¹.
taraaraysasho  eeg taraarayso. ld taraaraysi.
taraaraysi  ld taraaraysasho.
taraarayso  Haween uur leh taraare samaysasho.
taraare  Duco dumarka uurka lihi marka sidkoodu soo dhawaado samaystaan.
taraarid  eeg taraar². ld taraar¹.
taraarsii  Meel ciriiri ah wax xoog ku marsiin; jiirsiin.
taraarsiin  eeg taraarsii.
taraawiix  (dii.) Salaad ka kooban siddeeed ama kow iyo labaatan ragcadood oo la dukado cishaha kaddib xilliga soonka.
taraawil  Waran yar oo af dhuuban oo riddada iyo lishaabka lagu barto.
tarabtarab  Koox koox nafley ah. Tus. “Arigii yeydu tarabtarab bay u leysay”.
taraddamid  eeg taraddan². ld tarad-dan¹.
taraddan1  ld taraddamid. taraddan2  Labalaaboodin, walaacid. tarakooma  (daaw.) Cudur indheed muddo dheer oo la isqaadsiiyo: nooc daran ee infekshinka xoobka indhaha oo uu keeno jermi u dhexeeya fiiruska iyo baktiiriyada oo la yirahdo “chlamydia trachomatis” cudurka wuxu ku badanyahay dalalka kulul.
taran1  ld tarmid.
page : 1422 of 1584
<< < 1417 1418 1419 1420 1421 1422 1423 1424 1425 1426 1427 > >>

 

Exit mobile version