Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: herso
dhilqis  ld dhillin.
dhilqisad  ld dhillisasho.
dhilqisasho  ld dhillisasho.
dhilqiso1  ld dhillis. dhilqiso2  ld dhilliso. dhilqo  ld dhilliso.
dhimaad  1. Dhimaal. 2. Wax sii dhimmaya.
dhimaal  Waxyeello cid loo geesto.
dhiman1  (baay.) Marka la sharxayo bu', unug, ama noole leh hal urur oo koromosoomyo aan lamaanayn. dhiman2  1. Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin noqosho. 2. Qof waalan noqosho. dhiman3  1. Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho. 2. Qof waalan ahaansho. dhimasho  eeg dhimo.
dhimbiil  ld dhimbil.
dhimbil  1. Dhulux yar oo nool (dab leh). 2. Raydabka mirihiisa curadka ah. ld dhimbiil.
dhimi  ld danaq.
dhimid  eeg dhin. ld dhimis, dhimitaan, dhinniin.
dhimin  ld damqid.
dhimir  Maan; garaad; caqli. ld dhimiro.
dhimir-daaweyn  (daaw.) Hab daaweyn lagu daweeyo isbeddellada dhimirka ku dhaca iyo cuqdada.
dhimiro  ld dhimir.
dhimis  ld dhimid.
dhimitaan  Yareynta wax intay ahaayeen in yar laga qaado. ld dhimid.
dhimman  Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho.
dhimmanaan  eeg dhimman. ld dhimmanaansho, dhinnaan, dhinnaan- sho.
dhimmanaansho1  eeg dhimmanow. ld dhimmanaan. dhimmanaasho2  (daaw.) Xaalad uu koritaanka maskaxdu horay u joogsatay ama ay maskaxdu si aan dhammayn u kortay. dhimmanow  Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin noqosho. ld dhinnow.
dhimo  Naf waayid (noole).
dhimri  1. U dh.: cid u turid. 2. U dh.: cid u naxariisasho.
dhimrin  eeg dhimri. ld dhimris.
page : 145 of 218
<< < 140 141 142 143 144 145 146 147 148 149 150 > >>

 

Exit mobile version