wakiil boqor (siyaa.) Qofka wax u xukuma sida boqorka.
wakiilasho eeg wakiilo.
wakiilnimo Wakiil ahaansho.
wakiilo Cid kale wakiil ka dhigasho.
wakin eeg waki. wal s. 1. Nin w.ba: nin kastaba. 2. W.ba: kasta. ld walba.
walaabi Naag si sharci darro ah loogu galmoodo ama jirkeeda iibsata; dhillo.
walaac1 Iahawareer; isla-hadal; walwal. walaac2 1. Laba arrin kala doorashadood ku fikirid. 2. Dhibaato yar xal degdeg ah u waayid. walaacid eeg walac².
walaacsan Wax walaac hayo ahaansho.
walaacsanaan eeg walaacsan. ld walaacsanaansho.
walaacsanaansho ld walaacsanaan.
walaahow1 Jahawareer; walaac. walaahow2 Wax aan laga maarmin waxna aan tarayn dareemid. walaakiin ld laakiin.
walaal1 Wiil waxa uu u yahay wiil ama gabar ay wada dhasheen. walaal2 Gabar waxa ay u tahay gabar ama wiil ay wada dhasheen. walaalayn eeg walaalee.
walaalee Walaalo ka dhigid (cid).
walaalnimo Walaal ahaan. ld walaaltinnimo, walaaltooyo.
walaaloobid eeg walaalow.
walaalow Walaalo noqosho.
walaaltinnimo ld walaalnimo.
walaaltooyo ld walaalnimo.
walaaq1 ld walaaqid. walaaq2 1. Wax la rabo in ay isdhexgalaan qasid. 2. Meel deggan qas ka kicin. walaaqan Wax la walaaqay ahaansho.
walaaqid eeg walaaq². ld walaaq¹.
walaaqnaan eeg walaaqan. ld walaaqnaansho.
walaaqnaansho ld walaaqnaan.
page : 1487 of 1584
<< < 1482 1483 1484 1485 1486 1487 1488 1489 1490 1491 1492 > >>