Walaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lo, m.dh)

Wiil waxa uu u yahay wiil ama gabar ay wada dhasheen.

Walaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

Gabar waxa ay u tahay gabar ama wiil ay wada dhasheen.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga walaal

aad | ooryawalaal | ooryawalaaloobid | ooryawalaalow | ooryowalaal | ooryowalaalee | ooryowalaaleyn | ooryowalaaloobid | ooryowalaalow | abti |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg