xasaysan Wax la xaseeyey ahaansho.
xasaysnaan eeg xasaysan. ld xasays-naansho.
xasaysnaansho ld xasaysnaan.
xasdid xasad². ld xaasidid, xasidid.
xasee Wax qarin, wax xas ku ridid.
xash 1. Jajab yaryar, aan waxtar lahayn oo dhuxusha ka jajaba. 2. Jajab kastoo ka hara qori la qoray ama wax la mid ah.
xashaash1 Xarrago; mardaaddi; shoob. ld xarshaash¹. xashaash2 Dhar cusub ama qurxoon xirasho. ld xarshaash². xashaashid xashaash². ld xarshaashid.
xashar ld xanshar.
xasharaad Cayayaan.
xashiish 1. Xash. 2. Nooc ka mid ah maandooriyayaasha oo sida buuriga oo kale loo shito.
xashiishad ld xashiish.
xashin Maqaar harag ari oo laysku tolay ka samaysan oo lagu kaydiyo abuurka birqalaxda iwm.
xashir Badar tuman oo jajab ah.
xashiri Badar buunshe ka saarid. ld xanshiri.
xashirin eeg xashiri. ld xanshirin.
xashwad Dalool weyn oo ka dalooshama doon iwm.
xasidid ld xasdid.
xasiigin Miro yicibeed oo aan bislaan qardo ah.
xasil1 Aayar; miyir; tartiib. xasil2 1. Arrin iwm wax deggan noqosho. 2. Xoolo wax aayar u socda ama u daaqaya noqosho. xasildarro Xasillooni la'aan.
xasili 1. Wax xasilloon ka dhigid. 2. Lacag iwm helid.
xasilid eeg xasil².
xasilin eeg xasili.
xasillan Wax deggan ahaansho. ld xasilloon.
xasillanaan eeg xasillan. ld xasil-lanaansho, xasilloonaan, xasilloo-naansho.
xasillanaansho ld xasillanaan.
xasilloon ld xasillan.
page : 1542 of 1584
<< < 1537 1538 1539 1540 1541 1542 1543 1544 1545 1546 1547 > >>