gadgaddoomid ld gedgeddoomid.
gadgaddoon1 ld gedgeddoomid. gadgaddoon2 ld gedgeddoon². gadhoorad ld kalloorad.
gadhuus Kaalinta kan biyaha daraya ka xigta.
gadid eeg gad.
gadiid Waqtiga kala bara gelinka hore iyo gelinka dambe.
Gadiidale Roob Galabtii da'a.
gadiir Nooc ka mid ah kalluunka badda. ld gediir.
gado Badeeco lacag ku baddalasho.
gadoob 1. Saabley. 2. Qaybta dambe ee lafdhabarta. 3. Weel aan buuxin.
gadood1 1. Lo'gisi iwm weeyraxa ay sameeyaan. 2. Kacdoon dad badani sameeyaan, iyagoo si adag uga dhiidhiyaya wax ay diiddanyihiin. 3.ld gadoodid. ld gedaad¹, gedood¹, gidaad¹. gadood2 1. Lo'gisi iwm weyrixid. 2. Dad badan, wax ay diiddanyihiin si adag uga dhiidhiyid. ld gedaad², gedood², gidaad². gadoodid eeg gadood². ld gadood¹, gedaad¹, gedaadid, gedood¹, gedoodid.
gadoodsan Wax gadooday ahaansho. ld gedaadsan, gedoodsan, gidaadsan.
gadoodsanaan eeg gadoodsan. ld gadoodsanaansho; gedoodsanaan, gedoodsanaansho.
gadoodsanaansho ld gadoodsanaan.
gadoon1 Meel godan oo ciid adag ama dhadhaab ah oo marka roobku da'o xareedda laga dhurto. gadoon2 Haan gorof ah oo la tuuray. gadow Ul ama ka badan oo wareegsan, oo lagu xiro afka sare ee saab, wadaan, iwm. ld gedow.
gaf1 1. Khalad. 2. Meelkadhac. ld gef. gaf2 1. (f.g) Khalad samayn. 2. (f.g) Haleeli waayid. 3. (f.mg) U g.: cid meelkadhac ku samayn. gafane Dulin shilinta ka weyn, maqaar jilicsan oo ku nool dhiigga nafleyda.
gafid eeg gaf². ld gefid.
gafsan Wax gaf sameeyey ahaansho.
gafsanaan eeg gafsan. ld gafsanaansho, gefsanaan, gefsanaansho.
gafsanaansho ld gafsanaan.
gafuur Afka iyo sanka nafleyda.
gafuurtaag1 1. Kibir iyo isla weyni wajiga ka muuqda. 2. ld gafuurtaagid. gafuurtaag2 Kibir iyo isla weyni weji ka muujin.
page : 20 of 102
<< < 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 > >>