Gafuur

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Afka iyo sanka nafleyda.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gafuur

jaabee | afdhuubyaale | cantalyaa | foolmaroodi | gabsas | gafuurtaag | gafuurtaagid | hobbobboro | jiil |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg