duceysnaansho ld duceysnaan.
duceyso 1. Eebbe khayr weyddiisasho. 2. Ka d.: cid duco ka kasbasho.
ducfi Karti iyo itaaldarro.
duco1 Oraah Eebbe khayr lagaga dalbayo. duco2 ld doco. ducuumasho eeg ducuumo.
ducuumo Si fool xun wax u cunid.
dud1 Baadiye, duur. dud2 Cid meel wada deggan. dud3 1. Qof caro muujin isagoo u fooltubaaya qofkuu u caraysnaa. 2. Gurigeeda ka tagid caro awgeed (qof haween ah). Tus. “Xaliima ninkeedii bay ka soo dudday”. 3. U d.: wax ul, gacan iwm u baacin. dud4 ld did. duddo Ood ku wareegsan meel la degganyahay.
duddumagale Naasley dabaggaallaha la bah ah, laakiin wax yar ka roon, koox koox u socda, oo duddumooyinka gala; kadabjiir.
duddumo ld duddun.
duddumo-yulug Nooc duddumada ka mid ah oo aan lahayn sal ballaaran lehna fiiq dheer oo dhuuban. ld dundumo-yulug.
duddun Taallo dhoob adag ka samaysan, godad leh oo nooc aboorka ka mid ahi candhuuftiisa ku dhiso. ld duddumo, dundumo, dundun³.
dudduub Qof, garbaduub u qabasho.
dudduubid eeg dudduub.
dudi ld didi.
dudid eeg dud². ld dudis.
dudid1 ld didid. dudin ld didin.
dudis1 Neef irmaan caalsaar samayn. dudis2 Neef xoolaad oo ay adagtahay in caanaha laga dhammeeyo. dudmo ld didmo.
dudmo2 Caro lagu muujiyo fooltub iyo aftuur. dudsan Wax caraysan ahaansho (qof).
dudsan1 ld didsan. dudsanaan eeg dudsan. ld dudsanaansho.
dudsanaan1 ld didsanaan.
page : 198 of 218
<< < 193 194 195 196 197 198 199 200 201 202 203 > >>