Duco

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Oraah Eebbe khayr lagaga dalbayo.


Duco

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-cday, -catay)

ld doco.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duco

raaci | nabaaddiinaxir | nabaaddiinaxir | nabaaddiino | tacdaar | arbucuun | arbucuun | daakiraad | dariiqo | doco |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg