xaqsoornaan eeg xaqsooran. ld xaqsoor-naansho.
xaqsoornaansho ld xaqsoornaan.
xaqtamid eeg xaqtan.
xaqtan Laba qof ama ka badan wax ay isku haystaan ka garramid.
xaquuq1 ld xaquuqid. xaquuq2 Wax faftimo leh simid. xaquuqan Wax la xaquuqay ahaansho.
xaquuqato ld xaqiiqato.
xaquuqid eeg xaquuq². ld xaquuq¹.
xaquuqnaan eeg xaquuqan. ld xaquuq-naansho.
xaquuqnaansho ld xaquuqnaan.
xar 1. Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho. 2. Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta. 3. Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.
xaraabad Dagaal. ld xarbad, xarbi¹.
xaraar 1. Gebi ku yaal babac qar dheer oo badanaa daayeerku ku hoydo habeenkii. 2. ld tarro. Dhagax-nuuradeed.
xaraar1 1. Dhadhan aan macayn. 2. Wallac. ld kharaar. xaraar2 Haweeney wallicid. xaraaraansho ld kharaaraansho.
xaraarad 1. Firiiric yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylku jiro. 2. Tebidda la tebo wax loo baahanyahay sida shaaha, jaadka, sigaarka iwm. ld xaraa-radow¹.
xaraaradoobid eeg xaraaradow².
xaraaradow1 ld xaraarad. xaraaradow2 Jir dad finan yeelasho kulayl dartiis. xaraari 1. Qof buka ama dhaawac ah baanin. 2. ld kharaari. Wax qaraar ka dhigid.
xaraarid eeg xaraar².
xaraarin eeg xaraari. ld kharaarin.
xaraaroowe Geed dhulka ku faalala oo caleemo waaweyn.
xaraarow ld kha-raarow.
xaraarug1 Qof naf xumi ku jirto; naf-kadhowr; sakaraad. xaraarug2 Nafley saka-raadid. xaraarugid eeg xaraarug².
xaraash1 1. Wax naado lagu iibiyo oo hadba qofka qiime madhaafaan ah gaara lagu baaryo. 2. (-shiyo, m.dh) Qof ama dibi beer-falidda yaqaan.
page : 23 of 60
<< < 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 > >>