Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: hoolan
faraqarrarsan Wax faraqarraray ahaansho.
faraqarrarsanaan eeg faraqarrarsan. ld faraqarrarsanaansho.
faraqarrarsanaansho ld faraqarrar- sanaan.
faraqsan Wax faraq leh ahaansho.
faraqsanaan eeg faraqsan. ld faraq- sanaansho.
faraqsanaansho ld faraqsanaan.
faraqxirasho eeg faraqxiro.
faraqxiro Ku f.: saaxiibnimo awgeed cid ula socosho.
faras 1. (c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha. 2. Fardaha kooda lab.
farasaar (1) 1. Dagaal laba qof ka dhex dhaca oo aan wax weyn lays gaarsiin. 2. Lacag yar oo horumarin ahaan la isu siiyo. 3. ld farasaarid.
farasaar (2) Dagaal aan weyneyn cid u geysasho.
farasaarid eeg farasaar². ld farsaar¹ (3).
farasayr Ku f.: si kama dambays ah wax u diidid.
farasayrid eeg farasayr.
farasho eeg faro. ld faarasho.
farasmagaale ld farasmagaalo.
farasmagaalo Bartamaha magaalada. ld farasmagaale.
faratoonyo ld faraddaanyo.
farax (1) Dareen nayaayiro iyo naallo leh. ld faarax¹.
farax (2) ld faarax².
faraxal (1) Biyo yar oo faraha lagu dhaqo. ld faradhaq¹, farammayr.
faraxal (2) Cid gacmo u dhaqid. ld faradhaq².
faraxalad ld faraxalasho.
faraxalan Wax farahiisu dhaqanyihiin ahaansho. ld faradhaqan.
faraxalasho eeg faraxalo. ld faradhaqad, faradhaqasho, farammayrasho, faraxalad.
faraxalid eeg faraxal². ld faradhaqid.
faraxalnaan eeg faraxalan. ld faradhaqnaan, faradhaqnaansho, faraxalnaansho.
faraxalnaansho ld faraxalnaan.
faraxalo 1. Biyo faro ku dhaqasho. 2. Ka f.: hawl lagu guda jirey ebyid. ld faradhaqo, farammayro.
faraxsan Wax farax dareemaya ahaansho. ld faaraxsan, farxaansan.
<< < 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 > >>

 

Exit mobile version