Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dhabataysi
karkabadee  ld karkabee.
karkabayn  eeg karkabee. ld karka-badayn.
karkabee  Cid hawl qabashadeed inay dedejiso ku dirqin. ld karkabadee.
karkabeyn  eeg karkabee. ld karka-badeyn.
karkabeysan  Cid wax degdeg ku jiro ahaansho.
karkabo  Ku dirqinta hawl qabasha-deeda lagu dirqiyo cid iney si degdeg u qabato. ld karkabad.
karkar  1. Tolmo lagu sameeyo dhar iwm. oo meelo badan ka dildillaacay. 2. K. ah: qof dirac ah. 3. Karka iyo rogmashada biyaha iyo waxii la mid ah oo kululaada.
karkarid  Karkar badan u yeelid.
karkarin  1. Dhowr jeer karin. 2. Kar-kar gaarsiin (biyo iwm).
karkoor  Dhul dhagax badan leh.
karmaandho  Kalluunka badda nooc ka mid ah.
karmayn  eeg karmee.
karmee  1. Meel laba xiddigood u dhaxeysa oo aan midna u bursanayn fariisasho (dayax). 2. Maro iwm. karmo u yeelid.
karmid  eeg karan³.
karnaan  eeg karan4. ld karnaansho.
karnaansho  ld karnaan.
karniimo  ld karniin.
karniin  1. ld karniimo. Awood; karti. 2. (-iimmo, m.dh) Kar; kab; nud.
karo  Maro, darbaal iwm oo meeli ka daloosho karin saarasho.
karood1  1. Cudur si degdeg ah wax u dila; habaar. 2. Dhul taag ah, dhagax leh oo dhirtu ku yartahay. 3. ld baroodid. karood2  1. Cudur nafley degdeg u dilid. 2. ld barood². karoodid  ld baroodid.
karoor1  1. Meel dhisan oo lagu kaydiyo dalagga ka soo go'a beeraha, kana samaysan tiirar kor loo dhisay dushana laga saaray caws iyo hargo. 2. Wax badan oo lays dulsaaray. karoor2  Wax badan is dul saarid. karoorad  ld karuurasho.
karooran  Wax badan oo lays dul saaray ahaansho.
karoorasho  ld karuurasho.
karoorid  eeg karoor².
karoornaan  eeg karooran. ld karoor-naansho.
karoornaansho  ld karoornaan.
page : 28 of 73
<< < 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 > >>

 

Exit mobile version