Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: simuum
aftin Meesha ay banka iyo aydu iska galaan. 2. Meel dihin oo aan la daaqin.
aftir (1) Cad maro ah ama warqad afka lagu tirto.
aftir (2) 1. (f.g) Wax af la' ka dhigid (qalab wax gooya). 2. (f.mg) Qof af u tirid.
aftirasho eeg aftiro.
aftirid eeg aftir².
aftiro Qof, wax sida dufan, caano iwm oo afkiisa ku yaal iska bi'in.
aftixid eeg aftax².
aftoolin Meel cabsi leh. ld afdoolin.
aftuur (1) ld afxir¹.
aftuur (2) ld afxir².
aftuurid ld afxirid.
afur (1) ld affurid.
afur (2) ld affur².
afuran ld affuran.
afuri 1. Qof soomanaa afur siin. 2. Qof soon ka jebin. ld afursii.
afurid ld affurid.
afurin eeg afuri. ld afursiin.
afurnaan ld affurnaan.
afurnaansho ld affurnaan.
afursan ld affuran.
afursanaan ld affurnaan.
afursanaansho ld affurnaan.
afursii ld afuri.
afursiin eeg afursii. ld afurin.
afuuf (1) 1. ld afuufid. 2. Soor a. ah: soor aan iidaan lahayn. 3. Xirsi yar oo ummulaha iyo carruurta loo xiro.
afuuf (2) Neef afka ka soo baxday wax ku sii deyn.
afuufan (1) Wax la afuufay noqosho.
afuufan (2) Wax la afuufay ahaansho.
afuufid eeg afuuf². ld afuuf¹ (1).
afuufmid eeg afuufan¹.
<< < 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 > >>

 

Exit mobile version