fardooley2 (taar.) Qarniyadii dhexe waxaa loo yiqiin askari, badanaa ka dhasha dabaqadda sare, una shaqeeya boqorka ama taliya waqtiyada dagaalka. faree Cunto, cabid iwm faro dhex gelin.
farfar1 1. F. ah: meel biyo dhow oo laasaska laga qoto; xaarxaar. 2. Furuqdhoon. ld faarfaar¹. farfar2 Dix biyo ka gureen iwm qodqodid. ld faarfaar². farfarid eeg farfar². ld faarfaarid.
fargad1 ld fargasho. fargad2 Keebka buntukha. fargal 1. (-llo, m.dh) ld fargashi. 2. ld faraggal.
fargan 1. Qori yar, farraaro leh oo labadiisa farraar isugu xiranyihiin cijir laga gamo quruurux, fud iwm; farlaash. 2. Ciyaar carruureed.
fargannax1 ld farkannax. fargannax2 ld farkannax². fargannaxsan ld farkannaxsan.
fargannaxsanaan ld farkannax-sanaan.
fargannaxsanaansho ld farkannax- sanaan.
fargannixid ld farkannixid.
fargashi Kaatun, faraanti. ld fargal (1).
fargasho eeg fargo. ld fargad¹, fergad, fergasho, firgad, firgasho.
fargax Foolbeenaad, fooldiin (hasha geela).
fargeeto 1. Shay maacuunka ka mid ah, faro leh oo loo adeegsado in wax lagu cuno. 2. Faraley.
fargo 1. Nafley sii dhimaynaysa galgalasho. 2. Nafley la hayo, si ay u baxsato awgeed dhaqdhaqaaq xoog leh samayn. ld fergo, firgo.
farid eeg far². ld faarid.
fariid 1. Nin karti iyo caqli badan; diric. 2. (fk) Waa tahay, waa hagaag.
fariidad F. ah: haweeney karti iyo caqli badan.
fariidnimo Fariid ahaansho.
fariin Qalab baabuurka ku samaysan oo loogu talaggalay inuu joojiyo ama hakiyo socodka baabuurka.
fariisad ld fariisasho.
fariisasho eeg fariiso. ld fadhiisad, fadhiisasho, fariisad.
fariisi 1. Wax salka dhul u dhigid. 2. Cid fadhi ku soo dhaweyn. 3. Ka f.: cid shaqo ka joojin. 4. Caano iwm garoorin. ld fadhiisi.
fariisin1 eeg fariisi. ld fadhiisin¹. fariisin2 1. Meel xoolo ama dad la dejiyey. 2. Hantida ugu horreysa ee macallin quraan laga siiyo arday markaas loo keenay. 3. Dhanka laga fariisto lo'da marka la lisayo. 4. Mingis-seeridda marxaladda labaad. ld fadhiisin².
page : 30 of 73
<< < 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 > >>