h(ha') Xarafka siddeedaad ee farta soomaaliga, ahna shibbane.
haQurub ka hormara falka wax lagu farayo cid kale. Tus. “Wiilasha buugta ha akhriyeen”. 2. Qurub ka hormara falka wax lagu reebayo (fal amar diidmo). Tus.“Ha keenin!”.
ha'ahaateeld hayeeshee.
haald haah.
haabadld haabasho.
haabashoeeg haabo. ld haabad.
haaboWax in yar durugsan gacan ku laacid.
haacoQof aad u garaad yar; qof macangag ah.
haacoonimoHaaco ahaansho (qof).
haadBaylah, goldaloolo.
haad11. Buunshe. 2. H. ah: qof fudfudud. 3. Xad. 4. (-dad, m.l) Hal turub afartiisa qaybood mid ka mid ah. 5. Inta qof hal mar isku cuno (turub). 6. Dhinaca loo oggolyahay in baabuur waddada ka maro. 7. Cudur maskaxeed geela ku dhaca.
haad2Nafleyda inta duusha oo baalka leh.
haad31. Wax baalal leh dhul kor uga kicid. 2. Ka h.: naf, qof ka bixid. Tus. “Cali way ka haadday”.
haad-haad1Fudfudayd xagga dabeecadda ah.
haad-haad2Fudfudayd muujin.
haad-haadideeg haad-haad².
haad-ka-adagShimbir galleyrka u eg oo madax weyn, majo guduudan iyo ciddiyo dhaadheer leh.
haad-kacararH. ah: qof fulay ah. ld haad-karoor.
haad-karoorld haad-kacarar.
haadaan1. Dhul jeexan, weyn oo hoos u dheer; qar ama bohol. 2. Geedka dharkeynka.
haadahaadeCayayaan yaryar, caddaan xigeen ah, baalal jilicsan leh oo meseggeda ku dhasha.
haadeyErey dareen tilmaama, taah naag murugaysan la qayliso. ld hoohey.
haadi1. Badar la tumay buunshe ka saarid. 2. Haad cayrin. 3. Diyaarad kicin. 4. Gacan h.: gacan ruxid oo salaan ama baaq looga golleyahay. ld haati.
haadideeg haad³. ld haadis².
haadineeg haadi. ld haadis¹, haatin.
haadis1ld haadin.
haadis2ld haadid.
haadsashoeeg haadso.
haadsoCid dhibaato haysata darteed uga faa'i ideysasho.
haadso1Badar buunsho ka saarasho.
1 2 3 4 5 6 > >>