Ereyga Maanta: miliilic
mandiil ld maliiddo.
maneysad ld manesyasho.
maneysasho eeg maneyso. ld maneysad, maneysi.
maneysi ld maneysasho.
maneyso Ubax yeelasho.
manfac 1. Wax, waxtar leh. 2. M. leh: wax fariiddo leh. ld manfaco.
manfaco ld manfac.
mangaruuf Qandal.
mangaruuri Nooc bariiska ka mid ah.
manhaj Barnaamij wax barasho loo dejiyo.
mani ld mino.
manjabbaxsad ld manjabbaxsasho.
manjabbaxsasho eeg manjabbaxso. ld majabbaxsad, majabbaxsasho, majabbaxsi.
manjabbaxsi ld manjabbaxsasho.
manjabbaxso Socod gaaban oo raaxaysi ku jiro samayn. ld majabbaxso, mijabbaxso, minjabbaxso.
manjagoror (1) 1. Daal taagnaan badan ka dhasho. 2. ld manjagororid.
manjagoror (2) Taagnaan badan darteed ku daalid. ld majagoror², mijagoror², minjagoror².
manjagorori Lugo ka daalin. ld majagorori, mijagoriri, minjagorori.
manjagororid eeg manjagoror². ld majagoror¹, majagororid, mijagoror¹, mijagororid.
manjagororin eeg manjagorori. ld majagoririn, mijagororin, minjagororin.
manjagororsan Cid wax manjagorortay ahaansho. ld majagororsan, mijagororsan, minjagororsan.
manjagororsanaan eeg manjagororsan. ld majagororsanaan, majagororsanaansho, manjagororsan.
manjagororsanaansho ld manjagororsanaan.
manjarrogasho eeg manjarrogo. ld majarrogasho, mijarrogasho, minjarrogasho.
manjarrogo 1. Isbeddelid (arrin). 2. Ilmo sidkoodii dhammaaday madaxa hoos u soo rogasho. ld majarrogo, mijarrogo, minjarrogo.
manjarroor (1) 1. (-rro, m.dh) Masharaaf. 2. ld manjarroorid. Daal ka yimaada taagnaan badan.
manjarroor (2) Taagnaan badan ku daalid. ld majarroor², mijarror², minjarror².
manjarroori Muddo dheer cid meel istaajin. ld majarroori, mijarroori, minjarroori.
manjarroorid eeg manjarroor². ld majarroor¹, majarroorid, manjarroor¹ (2).
manjarroorin eeg manjarroori. ld majarrorin, mijarroorin, minjarroorin.
<< < 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 > >>