Ereyga Maanta: tamar
faaqid1ld faaqidid.
faaqid2Shay dhumay oo la raadinayo wax kale ka dhex baarid.
faaqidaad1. Faallo. 2. ld faaqidid.
faaqidideeg faaqid². ld faaqid¹, faaqidaad (2).
faar1Caano, dawo, rinji iwm intooda adkaata marka ay kala baxaan.
faar21. (f.mg) Caano, dawo iwm bur iyo u biyo u kala bixid. 2. (f.g) ld far².
faaradQalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo isticmaalo turxaanbixinta iyo sulux ka dhigidda alwaaxda; raando.
faaradayneeg faaradee.
faaradeeAlwaax faarad ama raando ku simid.
faaranld faran².
faaranhayt(fiis.) Qiyaasta heerkulka ee uu keenay fisigisyahan Jarmal ah oo la yiraahdo Gabriyeel Faaranahyt (1686 - 1736) waxaana looga isticmaalaa waddama Ingiriisiga ku hadla. Barta barafowga iyo tan karka ee biyuhu waxay kala yihiin 32 iyo 212 sida ay u kala horreeyaan.
faarashold farasho.
faarax1ld farax¹.
faarax2ld farax².
faaraxsanld faraxsan.
faaraxsanaanld faraxsanaan.
faaraxsanaanshold faraxsanaan.
faardild faarsi.
faarfaar1ld farfar¹.
faarfaar2ld farfar².
faarfaaridld farfarid.
faariCaano, dawo iwm faar u yeelid.
faarid1. ld faarniin. eeg faar². 2. ld farid.
faarineeg faari.
faarixidld farxid.
faarmaanQori dheer oo xooggan oo shiraaca doonta kor ka haya, markuu furanyahay, marka kalena lagu duubo.
faarnaanld farnaan.
faarnaanshold farnaan.
faarniinld faarid (1).
faarold faro¹ (1).
<< < 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 > >>