lulan1 Wax la lulay noqosho.
lulan2 Wax la lulay ahaansho.
lulashoeeg lulo. ld lulad.
lulideeg lul². ld lulniin.
lullume11. Kalluun aad u yaryar oo biyaha macaan ku nool. 2. Cayayaan yaryar oo biyaha macaan ka dhasha; miraxareedeed. ld lullumo.
lullume2(c.nafl.) Heerka caydiga ee raha. Wuxuu leeyahay dabo dheer iyo waafyo. Lulumadu heerka caydiga oo dhan waxay ku nooshahay biyaha. Lugaha dambe ayaa ka hor kora lugaha hore, aakhirkana dabada ayaa ka go'da inta aanu noqon rah qaangaadh ah.
lullumee Sida lullumada u dabaalasho.
lullumeyneeg lullumee.
lullumo ld lullume¹.
lulmideeg lulan¹.
lulmoDaal iyo caajis la dareemo marka jirku hurdo u baahanyahay. ld lulo¹.
lulmoo Lulmo dareemid. ld luloo.
lulmoodeeg lulmoo. ld lulood.
lulnaaneeg lulan². ld lulnaansho.
lulnaanshold lulnaan.
lulniinld lulid.
lulo1ld lulmo.
lulo2 1. (f.g) Caano iwm si subag looga dhaliyo ruxasho. 2. (f.g) Geed si miro looga daadiyo ruxasho. 3. (f.mg) Barwaaqo ku noolaansho. 4. (f.mg) Ka l.: wax meel sare ka soo laallaadsasho.
luloo ld lulmoo.
luloodld lulmood.
lumanld eeg lun¹ (2).
lumee Beer la abuurayo lun u yeelid.
lumeyneeg lumee. ld lumeys.
lumeysld lumeyn.
lumi 1. Habaabin; anbin. 2. Xoorid; khasaarid.
lumideeg lun².
lumineeg lumi. ld lumis.
lumisld lumin.
lumiya(muus.) Meelo ka mid ah degaanka u dhexeeya webiyada ayaa shareerada looga yaqaan lumiya.
lun11. Meel dhoobo qoyan oo jilicsan leh oo marka cagta la saaro hoos ula degta. 2. (-uman, m.l) God marka beeraha la abuurayo miraha lagu duugo.3. God hoos u dheer. 4. L. ah: dhar duug ahoo diindiimaya.
<< < 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 > >>