Ereyga Maanta: gembin
doondoonid eeg doondoon². ld doondoon¹ (2).
Dooneyso 1. Wax rabid. 2. Wax raadin.
doonfaar ld doofaar.
doonfaarad ld doofaarad.
doonge 1. D. ah: qof caqli yar. 2. D. ah: dheri weyn cuntada lagu karsado.
doonid eeg doon³. ld doonis.
doonis ld doomid. doonid.
doonnan Wax nin la siiyey ahaansho (gabar).
doonnanaan eeg doonnan. ld doonnaanansho.
doonnanaansho ld doonnanaan.
doonni ld doon.
doono Wax raadsasho (nafley).
doonyeysad ld doonyeysasho.
doonyeysan Qof maro doonyeystay ahaansho.
doonyeysasho eeg doonyeyso. ld doonyeysi, doonyeysad.
doonyeysi ld doonyeysasho.
doonyeysnaan eeg doonyeysan. ld doonyeysnaansho.
doonyeysnaansho ld doonyeysnaan.
doonyeyso Qof fadhiya si doonyo ah maro u xirasho.
doonyo Hab qof fadhiyaa uu maro jilbaha iyo dhabarka isugu xiro oo ku nasta.
dooq Dareen dadka u gaar ah oo qola jecleysiiya waxyaabo isku nooc ah.
dooqlaawe Qof aan dooq lahayn.
door 1. Kaalinta uu ka qaato hawl hirgelinteeda. 2. Kal; d.kii hore: mar kowaad. Tus. “D.kii hore baastaa timid”. ld dawr¹, dowr¹ (2).
door (1) 1. Wax xul ah. 2. In d. ah: wax aan la tirin karin oo qiyaas ahaan badan. 3. ld doorid.
door (2) Wax xulid.
doorad ld doorasho.
dooradduur Kabaraay.
dooranuug Hal ilmaheeda gaar ula baxda oo nuujisa.
doorashada dabeecada (baay) Aragtida isbeddelka ay xayawaanka, iyo dhirtu ay ku noolaadaan, ama ay ku dhintaan marka la fiiriyo awoodda ay ku qabatimaan naftooda degaanka ay ku noolyihiin.
doorasho eeg dooro². ld doorad.
<< < 463 464 465 466 467 468 469 470 471 472 473 > >>